Qof walboo muslim ah waxaa ku waajib ah inuu caawiyo walalkiisa muslimka ah ee taagta daran. sidoo kale waxa walalkaa kaaga baahanyahay ayaad ugu dhawaanaysaa Eebeheen. waxaad arkaysaa agoon aabihii Eebe weyne ka qaaday, u baahan waalid iyo wiil yaroo Aabihii garab taaganyahay, walaal agoonkaasi caawintiisa Eebe weyne innaga ayuu innagu eegayaa.. waxaad la baxdo […]