Sahal Ibn Sacad (A.K.R.) wuxuu yiri: Nebigu (S.C.W.) wuxuu yiri: “Aniga iyo kan agoonka daryeela, waxynu gali Jannada innagoo sidaa oo kale ah” wuxuuna kor u qaaday fardhexada iyo murugsatada oo simay oo isu dhaweeyey. (tusaale ahaan). (Bukhaari) 2. Abuu Hurayrah (A.K.R.) wuxuu yiri: Nebigu (S.C.W.) wuxuu yiri: “aniga iyo kan daryeela agoonka, xigto ha […]
Be like a merciful father to orphans
DALIIL HADEETH 1 Dawud said, “Be like a merciful father towards the orphan. Know that you will reap as you sow. How ugly poverty is after wealth! More than that: how ugly is misguidance after guidance! When you make a promise to your friend, fulfil your promise. If you do not, it will bring about […]
QEEXIDDA AGOON IYO SIFOOYINKIISA……..
Akhri walaalka muslimka ahw… AGOON waa ilmaha waayay Aabihii. Da’ ahaan agoonku waa ilmaha ka yar 18 jir. Ama ilmaha waayay labadiisa waalidba. (Agoon iyo Rajay). Sidoo kale Agoon dhanka xayawaanaadka waa ilmaha Hooyadii waayay. Hadaba maadaama uu aabuhu ahaa masuulka ama kii kafaalo qaadi lahaa nolosha ilmaha, markii la waayay ama uu dhintay, wuxu […]