Anas bin Maalik (A.K.R.) wuxuu yiri: Abuu Dalxa (A.K.R.) wuxuuka mid ahaa dadka Ansaar ugu hodansan xagga dhulalka iyo beeraha timirta.Wuxuu jeclaa beertiisii Bayraxaa oo wixii hanti iyo xoolo uu lahaa ugu wanaagsaneyd. Waxayna ka soo hor jeedday qiblada masjidka Nebiga (S.C.W.) Nabiga (S.C.W.) intuu galo buu ka soo cabbi jirey biyo fiican oo ay […]
ALLAAH WEYNAA OO KOREEYE WUXUU YIDHI…..
Wuxuu kaloo yiri kor ahaaye “Agoonka ha u darnaan, waydiistahana ha guul guulin oo hadal san ku dheh”. {Suuradda Ad-Duxaa: Aayadaha 9-10} adigoo ugu dhawaanaya EEBE walaal ka qayb qaado quudinta iyo ka farxinta AGOONTA. ururka samofalka ah ee SSC ORPHANGE WELFARE ASSOCIATION ayaa wuxuu u taagan yahay had iyo jeer sidii uu uga faxin […]
qofkii aamusiya AGOON maalinta qiyaame EEBBE ayaa is na aamusiya….
Sahl bin Sa’d RA reported: : Messenger of Allah (peace be upon him) said, “I will be like this in Jannah with the person who takes care of an orphan”. Messenger of Allah (peace be upon him) raised his forefinger and middle finger by way of illustration. (Bukhari)