Wuxuu kaloo yiri kor ahaaye
“Agoonka ha u darnaan, waydiistahana ha guul guulin oo hadal san ku dheh”.
{Suuradda Ad-Duxaa: Aayadaha 9-10}
adigoo ugu dhawaanaya EEBE walaal ka qayb qaado quudinta iyo ka farxinta AGOONTA.
ururka samofalka ah ee SSC ORPHANGE WELFARE ASSOCIATION ayaa wuxuu u taagan yahay had iyo jeer sidii uu uga faxin lahaa AGOOMAHA. Ugu hagaaji oo bixi waxaad awoodo.
ALLAAH BAA MAHAD LEH
no replies