walaalka muslimka ahaw waxaad joogtaa adduunka ayaamo. waxaad falayso waxaad ka dhigtaa mid if iyo aakhiraba ku anfacaysa. walaal sadaqayso xoolaha ilaahay ku siiyay. eebe wuxuu ina odhanayaa”‘ wax ka bixi waxaan ku siiyay” markaa ku sadaqayso agoonta. URURKA SAMOFALKA EE SSC ORPHANAGE WELFARE ASSOCITION ayaa wuxuu ku hawlan yahay sidii uu u caawin lahaa […]