فوائد كفالة اليتيم تعود كفالة اليتيم على صاحبِها بأجر وفضل عظيميْن في الدنيا والآخرة، قال تعالى: (هَل جَزَاءُ الإِحسَانِ إِلاَّ الإِحسَان)، فهي تطهّرُ نفس صاحبها وتزكّي ماله وتزيد من رزقه، وبارك الرسول الكريم -صلوات الله عليه وسلامه- في البيت الذي فيه يتيم، فقال -صلّى الله عليه وسلّم-: (خير بيتٍ في المسلمين بيتٌ فيه يتيم يُحسَن […]
U wanaag falis Agoonka diinta Islaamka.
Luqadda carabiga eryaga (YATIIM) waa shayga keligii ah. Sidaa awgeed Agoon waa kaligii, ma haysto cid u xil qabta. Sababtoo ah Aabaha ayaa u cilqaba ilmihiisa oo Eebe dul saaray Masuuliyadiisa. Agoon xoolaha waa xayawaanka Hooyadii dhimatay. Inta badan Aabo xoolo kuma xisaabtamaan. Agoonimafu waxay socotaa ilaa qofku ka qaangaadhayo. Islaamka ayaa qaba qofku hadu […]
MAXAA KA AJAR BADAN ADOO CAAWIYAY AGOON
Xadiith ayaa waxa Rasuulka (SCW) ka weriyay AMAAMATA Allaah ha ka raali ahaadee. ” Cidii ama Qofkii agoon u masaxa madaxa ama u salaaxa si nasteexo ah. Eebe Ayaa isagana u salaaxa madaxa. Wuxuuna ajar helayaa inta timoood ee madixiisa ku yaala oo ajar ah. kii Agoon wanaag u fala isna ama kafaalo qaada isna […]
RASUULKA SCW JANNADA KU KULMA HAL MEEL…
. عن أبي هريرة قال، قال رسول الله صلى الله عليه وسلم: (كافل اليتيم له أو لغيره أنا وهو كهاتين في الجنة) رواه مسلم Xadiiskii Nebiga (scw) Abii Hurayra ka weriyay ayaa ahaa sidan “Agoon qofkii daryeela iyo anigu jannada waxaanu ka galaynaa hal meel.” u fiirso waxaynu adduunka u ordaynaa janno weliba jannada maqaamka […]
IF YOU LOVE THE POOR..
The prophet Muhammad (ﷺ) said; “Don’t turn the poor man, even if all you have is half of a date, If you love the poor & bring them near to you, God will bring you near to him on the day of resurrection. 📚📚 Al – Tirimidhi, Hadith SSCORWELLASS Orphans during the gift of ciidul-fidri….. […]
QOFKEE AGOON DARYEELA…
Qofkii Agoon daryeela Umaddq Muslimiinta dhexdeeda. cunto iyo cabbid ilaa uu ka noqdo mid loo buuxiyay baahiyihiisa. Waxaa u waajibay JANNO inuu galayo. Walal/ walashay ka faaidayso oo jannadu waa hoyga aakhiro ee lagu liibaanayo. . قال النبي صلى الله عليه وسلم: (من ضم يتيماً بين مسلمين في طعامه وشرابه حتى يستغني عنه وجبت له […]
SADAQADU SIDA AY INOO ANFACAYSO DAAWO..
Walal/ Walaashay waxaadan ogayn sida sadaqadu u anfacayso nafteena. If iyo Aakhiro waxa aad ku liibaanaysa sadaqada aad la baxday. Ku caawi Agoonka oo ah kuwa ugu mudan ee sadaqadu ku baxayso. Sida cajiibka ah sadaqada inoo anfacaysa waxa ka mid ah tan aad Agoonka ku caawisay. Dhamaanteen Eebe ha inoo gargaaro. Daawo shiikha walal/walaashay […]
TARBIYADA WANAAGSAN EE AGOONKA.
waa in lagu barbaariyo akhlaaq wanaagsan. Qalbiga Agoonka in lagu barbaariyo Diinta iyo akhlaaqda fiican. Iyadoo agoonka qalbigiisa la gelinayo o lo sharraxayo qisaska quraanka kuso arooray. Weynida Alaah, Sidoo kale Nebiga (scw) iyo siiradiisa oo looga sheekeeyo ama loo dhigo. Taaso agoobka ku keenaysa inuu nebiga ku daydo. Waayo qofka yar cid uu ku […]
DARYEELKA AGOONKA KAFAALO QAADASHADA AYAA KA MID AH.
Hababka ugu wanaagsan ee loo daryeelayo waxaa ka mid ah in la kafaalo qaato.KAFAALO qaadashada waxa laga wadaa in Agoonka aad danayso arimihiisa iyo danihiisa si uu u heli lahaa wanaag. Shardi maaha inuu gurigaaga ku noolaado. Laakiin waxaa shardi ah marka KAFAALO qaadasho laga hadlayo in Agoonka aad biil/qarash uu noloshiisa ku debero aad […]
SIDA WANAAGSAN EE LOO DARYEELO AGOONKA.
Sida diinteena Suuban ina farayso, Si loo daryeelo agoonka. Waa in loo wanaag falaa si loo daryeelo. Allaah Xumo ka dheeraaye Wuxuu farayaa Adoomihiisa inay U wanaag sameeyaan Agoomaha. Arrintani qoraanku in badan buu ina farayaa. Sida Aayadan oo kale:- (Alaah caabuda oo ha u shariik(shirki) yeelina. Waalidkiina u samo fala. Dadka qaraabadina ahna u […]