Hababka ugu wanaagsan ee loo daryeelayo waxaa ka mid ah in la kafaalo qaato.KAFAALO qaadashada waxa laga wadaa in Agoonka aad danayso arimihiisa iyo danihiisa si uu u heli lahaa wanaag.
Shardi maaha inuu gurigaaga ku noolaado. Laakiin waxaa shardi ah marka KAFAALO qaadasho laga hadlayo in Agoonka aad biil/qarash uu noloshiisa ku debero aad siiso. Si uu u helo baahiyaha Nolosha ee quudinta, waxbarashada iyo wixii kale.
Markaa guriguu doonobayu ku noolaan karaa ama gurigoodii oo hooyadii joogto ayu ku noolaan karaa.
Sidoo kale KAFAALO qaadashada waxa ka mid ah. Hadii uu yaryahay aanu hooyo haysan in loo raadiyo cid nuujisa. Cidda nuujisay ayuu hadhaw hooyadibu arkayaa.(hooyo la’aan ma noqnayo) waxuu helaya cid aan maxaarim ahyn oo kafaalo qaadatay. Waxaa ad u muhiim inuu ogaado Ahmiyadda iyo heerka islaamku agoonka gaadhsiiyay sida loo kafaalo qaado. Islaamku aad ayuu u adkeeyay/ u booriyay in loo naxariisto agoomaha iyo dadka fuqarada ah ee baahan. Taasoo keenaysa in Agoonkii loogu badalay Koolkoolintii iyo farxaddi badnayd ee uu ka heli lahaa Aabihiisii uu waayay.
Xadiith ayaa isna odhanaya Ciddii Agoon kafaalo qaadda aniga iyo isagu waxaanu jannada ku nahay sida labadaa farood. Isku meel ayaanu jannada ka galaynaa. Ama waanu ku simanahay.
Maxaa ka wanaagsan Qofka ay jannada isaga iyo Nebi Mohammed (scw) ay meel ka wada degayaan.
Waa fursad qaaliya..
Akhri Qoraalka oo carabi ah
كفالة اليتيم
تُعتبر كفالة اليتيم أحد طرق رعايته، ويُقصد بكفالة اليتيم الاهتمام بأموره وجميع مصالحه، ولا يُشترط في الكفالة أن يعيش اليتيم في بيت كافله، ولكنها تكون من خلال الإنفاق عليه، ورعايته، والاهتمام بمصالحه حتّى لو كان هذا اليتيم في مكان آخر، أو في بيت أبيه المتوفى ومع أمه، كما يُمكن إرضاع اليتيم إذا كان صغيراً وفي سن الرضاعة؛ وبذلك يُصبح اليتيم من محارم الكافل، والجدير بالذكر هُنا أنَّ كفالة اليتيم لها أهمية ومكانة مميزة في الإسلام؛ حيث حثَّ الإسلام على رحمة اليتامى الفقراء البائسين، وتعويضهم عمّا فقدوه من حنان أبيهم،[٤] حيث يقول رسولنا الكريم: ( أنا وَكافلُ اليتيمِ في الجنَّةِ هَكَذا. وأشارَ بالسَّبَّابةِ والوُسطى، وفرَّجَ بينَهما شيئًا).[٥]
TO THE READERS
Muslim brothers and sisters support the orphans so may ALLAAH support you with your difficulties..
Wixii sadqo aad bixinayso iyo faahfaahinta arrimaha Agoonta, fadlan kala soo xidhiidh dadkan iyo taleefanadooda.
A CONTACT us:-
Prof. Hassan Jama Warsame
Tel. +442085719888
Fax. +442088138961
LONDON, UKAddress:
8-12 Lancaster Road
Southall, Middlesex,
UB1 1NW.
CONTACT US..
USA (Ohio)
1.Mahamed Omar (Gadh Case
+1 (614) 747-9395
2.Said Mohamed Ali (Said Hanash)
+1 (614) 556-0508
CONTACT US:-
Somalia
1.Ustaad Bilal Osman Iman.
+252634498112.
2.Eng. Mohammed Abdullahi Kadiye.
+252634496139
..
Donate iyana waa jaanis uu kuu fududeeyay, waadna ku bixin kartaa sadadqada..
Mahadsanidiin…
no replies