Sida diinteena Suuban ina farayso, Si loo daryeelo agoonka. Waa in loo wanaag falaa si loo daryeelo. Allaah Xumo ka dheeraaye Wuxuu farayaa Adoomihiisa inay U wanaag sameeyaan Agoomaha.
Arrintani qoraanku in badan buu ina farayaa. Sida Aayadan oo kale:-
(Alaah caabuda oo ha u shariik(shirki) yeelina. Waalidkiina u samo fala. Dadka qaraabadina ahna u samofala. Iyo WELIBA AGOOMAHA.)
AGOONKA oo loo wanaag falo, ama wax la taro. Waa waxyaabaha ugu waaweyn ee Alaah loogu dhawaado. Wanaaga Alaah dartii loo falo waa kuwa ugu wanaagsan. If iyo Aakhirana aad ku liibaanaysaan.
Sida NEBI MOHAMMED (SCW) ugu bishaareeyay xadiiskii odhanayay.
(Dadka u samofala Agoomaha, haba yaraatee. Xataa adoo madaxa keliya u salaaxay waaxaad fashay wax aad u wanaagsan.)
TARBIYADDA WANAAGSAN EE AGOONKA.
Sida diintu ina farayso AGOONKA waa in lagu barbaariyo akhlaaq wanaagsan. Qalbiga Agoonka in lagu barbaariyo Diinta iyo akhlaaqda fiican. Iyadoo agoonka qalbigiisa la gelinayo o lo sharraxayo qisaska quraanka kuso arooray. Weynida Alaah, Sidoo kale Nebiga (scw) iyo siiradiisa oo looga sheekeeyo ama loo dhigo. Taaso agoobka ku keenaysa inuu nebiga ku daydo. Waayo qofka yar cid uu ku dayan karo in la baro, looga sheekeeyo. Nolosha Agoonka saamayn weyn bay ku yeelanaysaa iyo Xiiso diinta wanaagsan iyo noloshiisaba. Markaa haddii uu helo barashada quraanka iyo dhaqanka wanaagsan, Agoonkii tarbiyad iyo barbaarin fiican buu helayaa..
Qoraalkani isagoo carabi ah sii akhri.
كيفية رعاية الأيتام
الإحسان إلى اليتامى
أمرَّ الله سبحانه وتعالى عباده بالإحسان إلى الأيتام، حيث ورد ذلك في مواضع كثيرة من الآيات القرآنيّة؛ حيث يقول الله تعالى: (وَاعْبُدُوا اللَّهَ وَلا تُشْرِكُوا بِهِ شَيْئاً وَبِالْوَالِدَيْنِ إِحْسَاناً وَبِذِي الْقُرْبَى وَالْيَتَامَى)،[١]
فالإحسان إلى اليتيم من أعظم القُربات التي يتقرب بها العبد من ربه، وهي نوع من أنواع البر، كما بشّر النبي كل من يُحسن إلى اليتامى ولو بمجرد المسح على رؤوسهم بالحسنات الكثيرة.[٢]
التربية الحسنة
يُمكن رعاية اليتيم من خلال تربيته تربية سليمة وصالحة، وهذه التربيّة سوف تغرس في قلب اليتيم الأخلاق الإيمانيّة الحميدة، وتكون التربية من خلال قراءة القصص القرآنيّة، وتوضيح عظمة الخالق سبحانه وتعالى، كما تكون التربية أيضاً من خلال عرض القصص النبويّة؛ وذلك من أجل الاقتداء بالنبي محمد صلّى الله عليه وسلّم، وخلاصة القول إنَّ النفس البشريّة تهوى سماع القصص والتشويق، ومن هذا المنطلق فإنَّ القصص ستساعد على تربية الطفل اليتيم تربية جادّة وهادفة بإذن المولى جلّ في عُلاه.[٣]
SAWIRKAN:- Waa agoomaha SSCORWELASS Ay gacanta ku hayso.
TO THE READERS
Muslim brothers and sisters support the orphans so may ALLAAH support you with your difficulties..
Wixii sadqo aad bixinayso iyo faahfaahinta arrimaha Agoonta, fadlan kala soo xidhiidh dadkan iyo taleefanadooda.
A CONTACT us:-
Prof. Hassan Jama Warsame
Tel. +442085719888
Fax. +442088138961
LONDON, UKAddress:
8-12 Lancaster Road
Southall, Middlesex,
UB1 1NW.
CONTACT US..
USA (Ohio)
1.Mahamed Omar (Gadh Case
+1 (614) 747-9395
2.Said Mohamed Ali (Said Hanash)
+1 (614) 556-0508
CONTACT US:-
Somalia
1.Ustaad Bilal Osman Iman.
+252634498112.
2.Eng. Mohammed Abdullahi Kadiye.
+252634496139
Donate iyana waa jaanis uu kuu fududeeyay, waadna ku bixin kartaa sadadqada.
MAHADSANIDIIN..
no replies