Walaalkay/ walaashay waxaad arkaysaa Agoon Eebe ka qaaday Aabihii. Kii u raadin lahaa nolosha, Ee masuulka Eebe uga dhigay. Walal Adoo ku qudro qaadanaya Agoon aad kafaalo qaado jannada ayaad ku galaysaa. Adduunkana waad ku liibaanaysaa. Walal hantida ayaa ku barakowda markii laga quudiyo dadka jilicsan sida Agoonka.
TO THE READER…
Muslim brothers and sisters support the orphans so may ALLAAH support you with your difficulties..
Wixii sadqo aad bixinayso iyo faahfaahinta arrimaha Agoonta, fadlan kala soo xidhiidh dadkan iyo taleefanadooda.
A CONTACT us:-
Prof. Hassan Jama Warsame
Tel. +442085719888
Fax. +442088138961
LONDON, UKAddress:
8-12 Lancaster Road
Southall, Middlesex,
UB1 1NW.
CONTACT US..
USA (Ohio)
1.Mahamed Omar (Gadh Case
+1 (614) 747-9395
2.Said Mohamed Ali (Said Hanash)
+1 (614) 556-0508
CONTACT US:-
Somalia
1.Ustaad Bilal Osman Iman.
+252634498112.
2.Eng. Mohammed Abdullahi Kadiye.
+252634496139
Donate iyana waa jaanis uu kuu fududeeyay, waadna ku bixin kartaa sadadqada.
Mahadaanidiin
no replies