فوائد كفالة اليتيم
تعود كفالة اليتيم على صاحبِها بأجر وفضل عظيميْن في الدنيا والآخرة، قال تعالى: (هَل جَزَاءُ الإِحسَانِ إِلاَّ الإِحسَان)، فهي تطهّرُ نفس صاحبها وتزكّي ماله وتزيد من رزقه، وبارك الرسول الكريم -صلوات الله عليه وسلامه- في البيت الذي فيه يتيم، فقال -صلّى الله عليه وسلّم-: (خير بيتٍ في المسلمين بيتٌ فيه يتيم يُحسَن إليه …)، ووعد كافل اليتيم ومنحه شرف مصاحبته في الجنة، عدا عن ذلك فهي تدلّ على حبّ المصطفى الذي يشاركُ الأيتام هذه الصفة، كما أنّ الأيتام يعتبرون من روافد السعادة في المجتمع، فكفالتهم تساعد في بناء مجتمع فطرته سليمة، يسودُه المحبه والمودة والرحمة، خالٍ من الحقد، والكراهية، والعدوانيّة.
FAAIDADA IN AGOON LA KAFAALO QAATO.
Waxay si heer sare ah ka dhigtaa samaha ka falay, ee kafaalo qaaday Agoonka. Wuxuu ajar ka helaa labo jeer oo waa weyn ADDUUN IYO AAKHIRABA.
Alaah wuxuu Quraanka ku sheegay ( Qofkii wanaag falaa wuxuu helaa wanaag badalkisa uu Alaah ka helayo)
Sadaqada Agoonku Waxay daahirisaa nafta qofka la baxay ee Agoonka kafaalo qaaday. Waxay xoojisaa Hantida aad haysato. waxay siyaadisaa Rizqiga Eebe ku siiyay.
Sidoo kale Rasuulku (scw) wuxuu barakeeyey ama ugu duceeyay inuu barakoobo, Guriga uu Agoonku joogo, ama lagu dhaqaaleeyo Agoonka.
Nebi Muhammed (scw) wuxuu ballan qaaday, qofkii Agoon ku fillaada ama kafaalo qaada inuu ku sharfayo saxiib inay jannada ku noqdaan.
FIIRO GAARA AH
Hadii walaasha ama walalka muslimka ahow aad agoon kafaalo qaado adoo ugu dhawaana ya Alaah. Waxaad noqonaysaa mid U dhaw Alaah. Umuurtaada oodhan Alaah ayaa kuu sahlaya inay kuu hagaagaan.
waxa aad bixiso ayaa kuugu filan wanaag. samofalka waxa ugu khayr badan inaad agoon Alaah dartii U caawiso.
TO THE READERS
Muslim brothers and sisters support the orphans so may ALLAAH support you with your difficulties..
Wixii sadqo aad bixinayso iyo faahfaahinta arrimaha Agoonta, fadlan kala soo xidhiidh dadkan iyo taleefanadooda.
A CONTACT us:-
Prof. Hassan Jama Warsame
Tel. +442085719888
Fax. +442088138961
LONDON, UKAddress:
8-12 Lancaster Road
Southall, Middlesex,
UB1 1NW.
CONTACT US..
USA (Ohio)
1.Mahamed Omar (Gadh Case
+1 (614) 747-9395
2.Said Mohamed Ali (Said Hanash)
+1 (614) 556-0508
CONTACT US:-
Somalia
1.Ustaad Bilal Osman Iman.
+252634498112.
2.Eng. Mohammed Abdullahi Kadiye.
+252634496139
..
Donate iyana waa jaanis uu kuu fududeeyay, waadna ku bixin kartaa sadadqada.
GUULAYSTA WALAALAYAAL..
no replies