Luqadda carabiga eryaga (YATIIM) waa shayga keligii ah. Sidaa awgeed Agoon waa kaligii, ma haysto cid u xil qabta. Sababtoo ah Aabaha ayaa u cilqaba ilmihiisa oo Eebe dul saaray Masuuliyadiisa. Agoon xoolaha waa xayawaanka Hooyadii dhimatay. Inta badan Aabo xoolo kuma xisaabtamaan.
Agoonimafu waxay socotaa ilaa qofku ka qaangaadhayo. Islaamka ayaa qaba qofku hadu qaangaadho agoon maaha. Masuuliyad kama saarna ama kafaalo qaadasho uma baahna.
Xadiith ka u dambeeya ayaa odhana (Agoonimo ma jirto haduu qofku qaangaadho)..
Ok walaashay/walaakay ma waxaad awoodi weyday inaad u buuxiso booskii Aabihii Alaah uu kq oofsaday. Adna aduun iyo Aakhiraba Alaah macaaga uu ahaanayo. Jannada guri lagaaga dhisayo. Ha ka bakhaylin waxad ku liibaanayso. Ilmahaagana Eebe kaaga dhigayo mid adeec ah..
عناية الإسلام باليتيم
فاليتيم في كتب اللغة هو: الفرد من كل شيء، وكلُّ شيءٍ يَعِزُّ نَظيرُه، يقال: بيت يتيم، وبلد يتيم، ودُرة يتيمة، واليتيم من الناس: مَن فقَدَ أباه، ومن البهائم: مَن فقَد أمَّه؛ وذلك لأن الكفالة في الإنسان منوطة بالأب، فكان فاقد الأب يتيمًا دون مَن فقد أمه، وعلى العكس في البهائم، لأن الكفالة منوطة بالأم؛ لذلك من فقد أمه كان يتيمًا؛ ويستمر اليتم حتي البلوغ؛ فاليتيم عند الفقهاء هو مَن فقد أباه ما لم يبلغ الحُلُم، فإذا بلغ الحُلُم زال عنه اليُتم؛ لذلك قال النبي – صلى الله عليه وسلم -: ” لا يُتْمَ بَعْدَ احْتِلامٍ”.( أبوداود بسند صحيح ).
TO THE READERS
………,…………………
Muslim brothers and sisters support the orphans so may ALLAAH support you with your difficulties..
Wixii sadqo aad bixinayso iyo faahfaahinta arrimaha Agoonta, fadlan kala soo xidhiidh dadkan iyo taleefanadooda.
A CONTACT us:-
Prof. Hassan Jama Warsame
Tel. +442085719888
Fax. +442088138961
LONDON, UKAddress:
8-12 Lancaster Road
Southall, Middlesex,
UB1 1NW.
CONTACT US..
USA (Ohio)
1.Mahamed Omar (Gadh Case
+1 (614) 747-9395
2.Said Mohamed Ali (Said Hanash)
+1 (614) 556-0508
CONTACT US:-
Somalia
1.Ustaad Bilal Osman Iman.
+252634498112.
2.Eng. Mohammed Abdullahi Kadiye.
+252634496139
..
Donate iyana waa jaanis uu kuu fududeeyay, waadna ku bixin kartaa sadadqada..
Guulaysta weligiin.
I
no replies