Xadiith ayaa waxa Rasuulka (SCW) ka weriyay AMAAMATA Allaah ha ka raali ahaadee. ” Cidii ama Qofkii agoon u masaxa madaxa ama u salaaxa si nasteexo ah. Eebe Ayaa isagana u salaaxa madaxa. Wuxuuna ajar helayaa inta timoood ee madixiisa ku yaala oo ajar ah. kii Agoon wanaag u fala isna ama kafaalo qaada isna jannada ayaanu wada galaynaa.
Walalkay ama Walaashay muslimadda aheey fadlan Aakhiro wax badan baa kaaga horeeye wanaag u sii dhigo. oo hantidaada Aakhiro sii hor marso waxaad ku helaysaa inaad Adduunkana ku liibaanto Aakhirana jannada aad ku mudato.
عن أبي أمامة رضى الله عنه أن رسول الله صلى الله عليه وسلم قال: “من مسح رأس يتيم لم يمسحه إلا لله كان له بكل شعرة مرت عليها يده حسنات، ومن أحسن إلى يتيمة أو يتيم عنده كنت أنا وهو في الجنة كهاتين، وفرَّق بين أصبعيه السبابة والوسطى”.
SSCORWELLASS ORPHANS
TO THE READERS
Muslim brothers and sisters support the orphans so may ALLAAH support you with your difficulties..
Wixii sadqo aad bixinayso iyo faahfaahinta arrimaha Agoonta, fadlan kala soo xidhiidh dadkan iyo taleefanadooda.
A CONTACT us:-
Prof. Hassan Jama Warsame
Tel. +442085719888
Fax. +442088138961
LONDON, UKAddress:
8-12 Lancaster Road
Southall, Middlesex,
UB1 1NW.
CONTACT US..
USA (Ohio)
1.Mahamed Omar (Gadh Case
+1 (614) 747-9395
2.Said Mohamed Ali (Said Hanash)
+1 (614) 556-0508
CONTACT US:-
Somalia
1.Ustaad Bilal Osman Iman.
+252634498112.
2.Eng. Mohammed Abdullahi Kadiye.
+252634496139
..
Donate iyana waa jaanis uu kuu fududeeyay, waadna ku bixin kartaa sadadqada.
Guul waxaa kuugu dhow, waxaaga oo aad wadadii wanaagsanayd ee Alaah ku faray aad ku bixiso. Sadaqo inaad ula baxdo. weliba agoonka diciifka ah ee Alaah kq qaaday kii masuulka ka ahaa aad masuuliyad u muujiso.
no replies