Walaalkay/ walaashay waxaad arkaysaa Agoon Eebe ka qaaday Aabihii. Kii u raadin lahaa nolosha, Ee masuulka Eebe uga dhigay. Walal Adoo ku qudro qaadanaya Agoon aad kafaalo qaado jannada ayaad ku galaysaa. Adduunkana waad ku liibaanaysaa. Walal hantida ayaa ku barakowda markii laga quudiyo dadka jilicsan sida Agoonka. TO THE READER… Muslim brothers and sisters […]
XADIISKII NEBIGA YAA JANNADA MAR LA GELEYA
.Xadiis saxeex aya odhanaya shakhsiga ugu horeeya ee jannada la galaya Nebi Muhammed (SCW) waa haweenay ama qof xanaaneeya agoon. kafaalo qaaday agoon.Noqo walalkay ama walashay mid jannada Hoy looga dhiso. Adna Agoonka adduunka ku kafaalo qaad. TO THE READER… Muslim brothers and sisters support the orphans so may ALLAAH support you with your difficulties.. […]
WAA KUMA AGOON.. DAAWO WADAADKAN?
TO THE READER… Muslim brothers and sisters support the orphans so may ALLAAH support you with your difficulties.. Wixii sadqo aad bixinayso iyo faahfaahinta arrimaha Agoonta, fadlan kala soo xidhiidh dadkan iyo taleefanadooda. A CONTACT us:- Prof. Hassan Jama Warsame Tel. +442085719888 Fax. +442088138961 LONDON, UKAddress: 8-12 Lancaster Road Southall, Middlesex, UB1 1NW. CONTACT US.. […]
Caring for Daughters
Are you blessed with girl children? If yes, you are greatly fortunate! The hadiths of the Prophet (peace and blessing be upon him) about raising girls are beautiful and amazing. Girl children come with great rewards and blessings. If you offer care, love, support and education to your girl child, Paradise awaits you. At a […]
Charity to the orphan is a noble virtue
My brother: Islam urges for the virtues and the nobilities of morality. One of the noble moralities is: the charity to orphans. The orphan is the neediest to righteousness and charity. He has lost his father while he mostly needed him, so he needs righteousness and charity. If you see a man who is merciful […]
To every Brother..
brother: Despite of being a noble manner and called for by Islam; charity to orphans is done only by those who have merciful hearts and noble selves.The Muslim society is a society which is tied by the noble instructions called for by Islam.It is the society which has been described by the Prophet, peace and […]
BROTHERLY LOVE THE WEAK ORPHANS..
The Prophet, peace and blessings of Allah be upon him, has said: “he who joins an orphan among Muslims in his food and drink until that he can provide for himself; verily he is assured to enter Paradise” [Al-Albani said: authentic due to its multiplicity of ways] »من ضم يتيماً بين مسلمين، في طعامه وشرابه، […]
WAXAAD JECESHIHIN U BIXIYA ALLE DARTII…
Bixi maalkaaga aad jeceshahay Alle dartii waxaad ka mid noqonaysa kuwa Guulaystay. Alle weyne kor ahaaye wuxuu yiri: 1. “Gaari maysaan daacadnimo iyo dhowrsasho jeer aad wax kabixisaan waxa aad jeceshihiin“. {Suuradda Aali Cimraan: Aayadda 92} Wuxuu kaloo Eebbe yiri kor ahaaye: 2. “Kuwa xaqa rumeeyoow! wax ka bixiya wixii wanaagsan oo aadshaqeysateen, iyo waxa […]
HELP THE ORPHANS
All the praises and thanks be to Allah, the All-Provider without limits, the Most Generous, the Bestower, and peace and blessings of Allah be upon Prophet Muhammad and his family and companions. brothers: How full this life is of sadness and pains! There is no felicity to anyone. No one drinks its pure cup! People […]
MAHAD U CELI EEBIHII KUGU DEEQAY UBADKA WANAAGSAN….
Hadii Aada dhashay Ubad, oo aad awoodo inaad buuxiso baahiyaha ubadkani qabaan oo dhan. Ku xamdi naq Allihii awoodiisa ay ku hitgashay guushaasi. Laakiin walallayga/walaashayda Muslimka aheey ma la socotaa inay jiraan Ubad aan lahayn Masuul ama cid u buuxisa duruufaha nololeed ee ku xeeran. Ma la socotaa walaal in Agoonka Eebehay ka Qaaday Aabihii. […]