Hadii Aada dhashay Ubad, oo aad awoodo inaad buuxiso baahiyaha ubadkani qabaan oo dhan. Ku xamdi naq Allihii awoodiisa ay ku hitgashay guushaasi.
Laakiin walallayga/walaashayda Muslimka aheey ma la socotaa inay jiraan Ubad aan lahayn Masuul ama cid u buuxisa duruufaha nololeed ee ku xeeran. Ma la socotaa walaal in Agoonka Eebehay ka Qaaday Aabihii. Adiga oo Adduun iyo Aakhiraba helaya nacfiga waxaad la baxdo walal ka qayb qaado kafaalo qaadashada ama buuxinta baahiyaha ay qabaan agoomahaasi.
Walaashayda Muslimada aheey hadaad jeceshay Ubad Suuban akhlaaq, dhaqan iyo adeecsan iyo Aabahood oo wanaag u saafiya oo ku foogan danta reerkiina, Waxaad la baxdaa Sadaqo tii ugu Mudnayd. oo walaashay ku bixi hantida Eebe ku siiyay in yaroo ka mid ah inaad baahi tirto Agoon. Wuxuu Eebe kugu badalayaa Waxaad doonayso oo dhan.
Sadaqada ama baahi tirka iyo caawinta agoonka Waa mid Uu Eebe inq faray. Waa mid uu Allaah inoogu sheegay inuu innaga inagu eegayo. Walaalkay ama walaashay, cidda lagu Eegayaa waa adiga iyo Aniga. Agoonka aan caawinno.
Xadiiskii Rasuulka baa odhanaya. (Rasuulkii ayaa yidhi (SCw) Haddii aad Agoon kafaalo qaado ama aad baahidiisa buuxiso, maalinta qiyaamaha aniga iyo kan agoonka caawiyay meel baanu wada dagaynaa)
maxaa ka wanaagsan adoo kaalin la dega Ummadii Eebe Abuuray kii Ugu kharka Badnaa. waa Nebi Muhammed(SCW).
TO THE READER…
Muslim brothers and sisters support the orphans so may ALLAAH support you with your difficulties..
Wixii sadqo aad bixinayso iyo faahfaahinta arrimaha Agoonta, fadlan kala soo xidhiidh dadkan iyo taleefanadooda.
A CONTACT us:-
Prof. Hassan Jama Warsame
Tel. +442085719888
Fax. +442088138961
LONDON, UKAddress:
8-12 Lancaster Road
Southall, Middlesex,
UB1 1NW.
CONTACT US..
USA (Ohio)
1.Mahamed Omar (Gadh Case
+1 (614) 747-9395
2.Said Mohamed Ali (Said Hanash)
+1 (614) 556-0508
CONTACT US:-
Somalia
1.Ustaad Bilal Osman Iman.
+252634498112.
2.Eng. Mohammed Abdullahi Kadiye.
+252634496139
Donate iyana waa jaanis uu kuu fududeeyay, waadna ku bixin kartaa sadadqada..
Mahadsanidiin
no replies