Luqadda carabiga eryaga (YATIIM) waa shayga keligii ah. Sidaa awgeed Agoon waa kaligii, ma haysto cid u xil qabta. Sababtoo ah Aabaha ayaa u cilqaba ilmihiisa oo Eebe dul saaray Masuuliyadiisa. Agoon xoolaha waa xayawaanka Hooyadii dhimatay. Inta badan Aabo xoolo kuma xisaabtamaan. Agoonimafu waxay socotaa ilaa qofku ka qaangaadhayo. Islaamka ayaa qaba qofku hadu […]