Sannadkii uu dhashay Nebiyullahi Muxammed (SAW), reer Baadiyaha ee qabiilada reer Sacda waxay yimaadeen Makka. Haweenkooda waxaa ka mid ahaa Xaliimo, oo ay la socdeen ninkeeda iyo wiil ay dhashay. Weligoodba waxaa la soo dersi jiray saboolnimo weyn, laakiin sannadkan si gaar ah ayay ugu adkaatay abaarta darteed. Dameerkii geeyey Makka aad ayuu uga […]