طعام المسكين والمسح على راس اليتيم يصلح القلب السقيم. في فضل المسح على رأس اليتيم وإطعام المسكين. قال نبينا محمد صلي الله عليه و سلم :-1.عن أبي هريرة رضي الله عنه أن رجلاً شكا إلى النبي صلى الله عليه وسلم قسوة قلبه فقال : « إن أردت أن يلين قلبك فأطعم المساكين وامسح رأس اليتيم ).وجاء عن أبي هريرة رضي الله عنه أن رجلاً شكا إلى رسول الله صلى الله عليه وسلم قسوة قلبه فقال : « امسح رأس اليتيم وأطعم المسكين ).Sharraxa Xadiithyada:-Miskiinka oo la quudiyo iyo Agoonka oo madaxa loo salaaxo ama laga farxiyaa waxay mid kaa dhigtaa mid qalbi nadiif ah oo xume ka fog.
Labo xadiis oo kuso arooray:-
1. Abaa Hurayra Eebe Raali ha ka ahaadee ayaa weriyay in labo nin Nebiga Soo qaabileen. weydiyeen Sifaha Qalbigu ku Saxnaado, wanaagsanaado. Wuxuna yidhi Miskin quudi Agoonna kaga farxi oo madaxa u salaax.
2.Xadiis kale oo Abaa hurayra ayaa Nebiga laga weriyay. Qiimaha ay leedahay in Miskiin la quudiyo ama Agoon madaxana lo salaaxo ama laga farxiyo. Waana midda if iyo Aakhiro aad ku liibaanayso.إMuslim brothers and sisters support the orphans so may ALLAAH support you with your difficulties..Wixii sadqo aad bixinayso iyo faahfaahinta arrimaha Agoonta, fadlan kala soo xidhiidh dadkan iyo taleefanadooda.contact us:-Prof. Hassan Jama Warsame
Tel. +442085719888
Fax. +442088138961
LONDON, UKAddress:
8-12 Lancaster Road
Southall, Middlesex,
UB1 1NWCONTACT US:-
Ustaad Bilal Osman Iman.
+252634498112.
Eng. Mohammed Abdullahi Kadiye.
+252634496139
Somalia..Donate iyana waa jaanis uu kuu fududeeyay, waadna ku bixin kartaa sadadqada..Mahadsanidiin
no replies