- Walaalkayga/walaashayda muslimka ahaw,
Xadiiskani wuxuubka hadlayaa 4 ka mida dadka wanaagsan JANNADA ayaa guri looga dhisaa.
1. Mid gacan qabtay Agoon oo caawiyay ama ka farxiyay sida ilmihiisa oo kale.
2. Marti u soo hoyatay mid sooray.
3.Labadiisa waalidna u samofalay.
4. Iyo mid raacay mamluukada uu ku noolyahay dhulkeeda.
Afartaasi jannada ayaa Guri looga dhisaa
waxa dhaw Maalintii ciidka oo la wada faraxsanyahay. Ka farxi AGOON
قال الباقر عليه السلام في حق اليتيم
قال الباقر (ع):أربع من كنّ فيه بنى الله له بيتاً في الجنة : من آوى اليتيم ، ورحم الضعيف ، وأشفق على والديه ، وبمملوكه.
“Muslim brothers and sisters support the orphans so may ALLAAH support you with your difficulties.
contact us :_
Tel. +442085719888
Fax. +442088138961
SOMALIA Tell: +252634498112
Address:
8-12 Lancaster Road
Southall, Middlesex,
UB1 1NW
no replies