عن رسول الله صلى الله عليه واله وسلم قال :
إن اليتيم إذا بكى اهتز لبكائه عرش الرحمن ،
فيقول الله تعالى لملائكته : يا ملائكتي ! من ذا الذي أبكى هذا اليتيم الذي غيبت أباه في التراب ،
…
فتقول الملائكة : ربنا أنت أعلم .
فيقول الله تعالى لملائكته : يا ملائكتي اشهدوا أن من أسكته وأرضاه أنا أرضيه يوم القيامة..
XADIITH KA SUGNAADAY RASUULKA
(SCW)…
Haddii Agoon uu ooyo, waxa laga dareemayaa Carashiga (Samada),
Allaah ayaa weydiiya Malaaigtiisa, Yaa ka oohiyay Agoonkaas Aabihii Ciiddu cuntay.
Yaaa Alaah Adaa garan kara?
Allaah wuxuu markhaati gashadaa Malaaigtiisa, Cidii Dhulka ku Aamusisa Agoon.
Maalinta qiyaame Allaah ayaa ku Aamusiya oo ugu naxariista siduu Agoonka ugu naxariistay.
Walalkayga muslimka ah iyo muslimadda aheey ka qayb qaata Agoonka caawintiisa. EEBE Ayaa kaa caawinaya wax walboo kugilu afkaada..
Muslim brothers and sisters support the orphans so may ALLAAH support you with your difficulties.
contact us :-
Tel. +442085719888
Fax. +442088138961
SOMALIA phone.+252634498112
Address:
8-12 Lancaster Road
Southall, Middlesex,
UB1 1NW
no replies