FAA’IIDADA WAX BIXINTA (SADAQADA)
1. Wax bixinta iyo sadaqadu waxay qofka ka ilaalisaa belaayada iyo dhibaatooyin.
Nabiga N.N.K.H. sadaqaa qarsoodiga ah waxay qaboojisaa carada ALLE. W.W. Dabaraani
2. Sadaqadu ay u bakhtiiso denbiyada sida biyuhu u bakhtiiyaan dabka.
Nabiga N.N.K.H. wuxuu yiri soonku waa gashaan. sadaqaduna waxay damisaa dambiga sida biyuhuba ay u damiyaan dabka. W.W. Tirmidi’
3. Qofka wax la baxa ilaahay waxa uu ugu badalaa wax ka fiican oo ka badan intii uu la baxay.
4. Waxay qofka ka badbaadisaa sadaqada qofka la baxay cadaabta (naarta) maalinka qiyaamaha.
Nabiga N.N.K.H. wuxuu yiri qofkii idinka mid ah oo awooda inuu naarta iska asturo ha sameeyo waxa oo iska xijinayaa timir jeexeedba ha noqde.W.W.Muslim’
5. Sadaqadu waxay u sababtaa qofka wax labaxay in uu caafimaad helo kana bogsado xanuun ka haya.,
TO THE READERS
………,…………………
Muslim brothers and sisters support the orphans so may ALLAAH support you with your difficulties..Wixii sadqo aad bixinayso iyo faahfaahinta arrimaha Agoonta, fadlan kala soo xidhiidh dadkan iyo taleefanadooda.
A CONTACT us:-
Prof. Hassan Jama Warsame
Tel. +442085719888
Fax. +442088138961
LONDON, UK
Address:
8-12 Lancaster Road
Southall, Middlesex,
UB1 1NW.
CONTACT US..
USA (Ohio)
1.Mahamed Omar (Gadh Case
+1 (614) 747-9395
2.Said Mohamed Ali (Said Hanash)
+1 (614) 556-0508
CONTACT US:-
Somalia
1.Ustaad Bilal Osman Iman.
+252634498112.2.
Eng. Mohammed Abdullahi Kadiye.
+252634496139
..Donate iyana waa jaanis uu kuu fududeeyay, waadna ku bixin kartaa sadadqada.
GUULAYSTA WALAALAYAAL
no replies