July 11, 2019 | By SSC In Agoonti La kafaalo qaaday KAFAALO QAAD 1 AGOON Qolkan waxaan kuso gudbin doonaa Xogta Agoonta la kafaalo qaaday. Iyo qofkii kafaalo qaaday. Ku dayo walaal adigu, ha ka qadin khayrka. Waxa ku barakoobaya maalka iyo Ubadka. Alaah agtiisa waxaad ka noqonaysaa mid ugu khayrka badan.Note:-Kala soco dhawaan xogaha kafaalo qaadaha iyo la kafaalo qaadaha
no replies