: الصدقة
أحاديث في فضل الصدقة
الصدقة من الأعمال التي يتقرب بها الإنسان إلى خالقه. وكل معروفٍ يبذله الإنسان يحسب له صدقة؛ بدليل حديث الرسول صلى الله عليه وسلم عن جابر بن عبد الله ـ رضي الله عنه ـ قال: قال رسول الله ـ صلى الله عليه وسلم ـ:(كلُّ معروف صدقة، وإنَّ من المعروف أن تلقى أخاك بوجهٍ طَلْق) رواه الترمذي.
غير أن أكثر مفاهيم الصدقة شيوعًا هي التصدق بالمال على الفقراء والمحتاجين. وقد وردت في فضلها وثوابها أحاديث كثيرة عن الرسول صلى الله عليه وسلم، كما سنورد في هذا المقال. وثمة أوقات يكون ثواب الصدقة فيها أعظم منه في غيرها؛ مثل الصدقة في رمضان وفي شهر ذي الحجة؛ وكذلك التصدق في أوقات الشدة والحاجة الماسة والفقر البين في أوساط المسلمين.
SADAQADA. FADLIGEEDA
Sadaqadu waxay ka mid tahay camalada ilaahay loogu dhawaado, wax kastoo wanaagsan oo ilaahay loogu dhawaadaana waa sadaqo, maadaama nabigu yiri wllkaa ood kula kulanto waji furan waa sadaqo.
Lkn sadaqada ta ugu caansani waa in hanti lagu bixiyo dadka baahan een waxba haysan,waxaana nabiga CSW lasoo aroortay axaadiis bdn oo uu ku tilmaamay wanaageeda iyo fadliga ay leedahay, waxa kale oo jira xilliyo sadaqadu ay fadli badan thy sida sadaqada ramadaanta iyo ta bisha xajka, iyo waliba saqadaqa xilliyada baahiyaha darani jiraan.
SSCORWELASS ORPHANS
TO THE READERS
………,…………………
Muslim brothers and sisters support the orphans so may ALLAAH support you with your difficulties..
Wixii sadqo aad bixinayso iyo faahfaahinta arrimaha Agoonta, fadlan kala soo xidhiidh dadkan iyo taleefanadooda.
A CONTACT us:-
Prof. Hassan Jama Warsame
Tel. +442085719888
Fax. +442088138961
LONDON, UKAddress:
8-12 Lancaster Road
Southall, Middlesex,
UB1 1NW.
CONTACT US..
USA (Ohio)
1.Mahamed Omar (Gadh Case
+1 (614) 747-9395
2.Said Mohamed Ali (Said Hanash)
+1 (614) 556-0508
CONTACT US:-
Somalia
1.Ustaad Bilal Osman Iman.
+252634498112.
2.Eng. Mohammed Abdullahi Kadiye.
+252634496139
Donate iyana waa jaanis uu kuu fududeeyay, waadna ku bixin kartaa sadadqada.
GUULAYSTA WALAALAYAAL
no replies