عن أبي الدرداء رضي الله عنه قال: أتى النبي صلى الله عليه وسلم رجل يشكو قسوة قلبه فقال صلى الله عليه وسلم: “أتحب أن يلين قلبك وتدرك حاجتك؟ ارحم اليتيم وامسح رأسه وأطعمه من طعامك يلن قلبك وتدرك حاجتك”.
Abuu al Dardaa, Eebbe raalli ha ka noqdee, wuxuu yidhi: Nebiga, waxa u yimi naxariis iyo nabadgalyo korkiisa ha ahaato, waxaa yimid nin ka cabanaya adkaanta qalbigiisa.
Nebigu Naxariis iyo nabadgelyadii korkiisa ha ahaato, wuxuu yidhi: Ma jeceshahay inaad qalbigaaga jilciso oo aad ogaato baahidaada?
U naxariiso agoon, madaxa u tirtir ( u salaax) oo ku quudi cuntadaada, qalbiga ayaa kuu jilciya. Oo baahidaada iyo dhabada aaad hayso ayaad ogaanaysaa. Waxaad noqonaysaa mid naxariista Eebe hela.
TO THE READERS
………,…………………
Muslim brothers and sisters support the orphans so may ALLAAH support you with your difficulties..
Wixii sadqo aad bixinayso iyo faahfaahinta arrimaha Agoonta, fadlan kala soo xidhiidh dadkan iyo taleefanadooda.
A CONTACT us:-
Prof. Hassan Jama Warsame
Tel. +442085719888
Fax. +442088138961
LONDON, UKAddress:
8-12 Lancaster Road
Southall, Middlesex,
UB1 1NW.
CONTACT US..
USA (Ohio)
1.Mahamed Omar (Gadh Case
+1 (614) 747-9395
2.Said Mohamed Ali (Said Hanash)
+1 (614) 556-0508
CONTACT US:-
Somalia
1.Ustaad Bilal Osman Iman.
+252634498112.
2.Eng. Mohammed Abdullahi Kadiye.
+252634496139
Donate iyana waa jaanis uu kuu fududeeyay, waadna ku bixin kartaa sadadqada..
MAHADSANIDIIN
no replies