SUAAL WAA KUMA AGOON..
S: Agoonku/tu – wiil ama gabadh – siduu u leeyahay lacag kafaalo qaad ah markay tahay inuu ku bixiyo?
J: Agoon aabbo lahayn, agoontan, markuu yar yahay ee aabbe ka maqan yahay, markaa wuxuu leeyahay laba shuruudood: inuu aabbaha ka dhinto, iyo inuu qaan-gaadh la’aan yahay, marka tan ayaa lagu magacaabaa agoon, sidaa darteed way ku wanaagsan tahay isaga. Kaliya waxaad ubaahantahay aqoon sharci.
ﺱ : ﻳﺘﻴﻢ – ﺍﺑﻦ ﺃﻭ ﺍﺑﻨﺔ – ﻫﻞ ﻳﻜﻮﻥ ﻟﻪ ﺃﺟﺮ ﺍﻟﻜﻔﺎﻟﺔ ﻭﻫﻮ ﺗﺠﺐ ﻋﻠﻴﻪ ﻧﻔﻘﺘﻪ؟
ﺝ : ﺍﻟﻴﺘﻴﻢ ﻣَﻦ ﻻ ﺃﺏّ ﻟﻪ، ﻫﺬﺍ ﺍﻟﻴﺘﻴﻢ، ﻭﻫﻮ ﺻﻐﻴﺮ ﻓﺎﻗﺪ ﺍﻷﺏ، ﻓﺎﻟﻴُﺘﻢ ﻟﻪ ﺷﺮﻃﺎﻥ : ﺃﻥ ﻳﻔﻘﺪ ﺍﻷﺏ، ﻭﺃﻥ ﻳﻜﻮﻥ ﺩﻭﻥ ﺍﻟﺒﻠﻮﻍ، ﻫﺬﺍ ﻳُﺴﻤَّﻰ ﻳﺘﻴﻤًﺎ، ﻓﻴُﺤْﺴَﻦ ﺇﻟﻴﻪ ﺇﺫﺍ ﻛﺎﻥ ﻓﻘﻴﺮًﺍ، ﻓﺈﺫﺍ ﻟﻢ ﻳﻜﻦ ﻓﻘﻴﺮًﺍ ﻓﻠﻴﺲ ﻫﻮ ﻓﻲ ﺣﺎﺟﺔ ﻟﻠﻨﺎﺱ، ﻭﻳﻜﻮﻥ ﻓﻲ ﺣﺎﺟﺔ ﺇﻟﻰ ﺍﻟﺘﺮﺑﻴﺔ ﺍﻟﺸﺮﻋﻴﺔ ﻓﻘﻂ .
Wixii sadqo aad bixinayso iyo faahfaahinta arrimaha Agoonta, fadlan kala soo xidhiidh dadkan iyo taleefanadooda.
A CONTACT us:-
Prof. Hassan Jama Warsame
Tel. +442085719888
Fax. +442088138961
LONDON, UKAddress:
8-12 Lancaster Road
Southall, Middlesex,
UB1 1NW.
CONTACT US..
USA (Ohio)
1.Mahamed Omar (Gadh Case
+1 (614) 747-9395
2.Said Mohamed Ali (Said Hanash)
+1 (614) 556-0508
CONTACT US:-
Somalia
1.Ustaad Bilal Osman Iman.
+252634498112.
2.Eng. Mohammed Abdullahi Kadiye.
+252634496139
Donate iyana waa jaanis uu kuu fududeeyay, waadna ku bixin kartaa sadadqada..
Mahadsanidiin
no replies