بسم الله، والحمد لله، والصلاة والسلام على رسول الله، وبعد
عن أبي هريرة رضى الله عنه قال “أن رجلاً شكا إلى رسول الله صلى الله عليه وسلم قسوة قلبه فقال له:إن أردت تليين قلبك، فأطعم المسكين، وامسح رأس اليتيم. رواه أحمد
mid ka mid ah Axaadiista ka sugnaatay NEBI MAXAMMED (naxariis iyo nabad galyo korkiisa ha ahaate)
Abu Huraira, Allaha ka raalli noqdee wuxuu yiri “nin baa u dacwooday rasuulka ilaahay naxariis iyo nabadgalyo Eebbe korkiisa ha ka yeelee, naxariis darada qalbigiisa ku jirta, wuxuuna ku yidhi Rasuulku: hadaad rabto inaad qalbigaaga jilciso ka waa inaad miskiinka quudisaa ama agoonta madaxa u salaax oo wanaaji”
walaal agoonta oo la waaanjiyaa Eebe agtiisa waa darajo sare. ka mid noqo kuwa ajarka ku tartama oo kafaalo qaad agoon
no replies