“The best house among the Muslims is one where an orphan is well treated, and the worst house among the Muslims is one where an orphan is badly treated.”
According to the Holy Traditions the best Muslim’s home is the one wherein an orphan is supported and is treated in a loving and affectionate manner, and the worst is that home wherein an orphan lives and is treated badly or cruelly. This is according to the following hadiths:-
Abu Hurairah (RA) reported Allah’s Messenger (SAW) as saying, “The best house among the Muslims is one where an orphan is well treated, and the worst house among the Muslims is one where an orphan is badly treated.”
NOQO SIDA AABE NAXARIIS LEH AGOONTA
“Guriga ugu wanaagsan ee Muslimiinta dhexdooda waa midka agoonta si wanaagsan loola dhaqmo, guriga ugu xun ee Muslimiinta dhexdiisa ka jiraa waa kan agoonta si xun loola dhaqmo.”
Sida laga soo xigtay Dhaqammada Islaamka ah guriga ugu wanaagsan ee qofka muslimka ahi waa kan agoonta lagu taageerayo oo loola dhaqmo si kalgacal iyo jacayl leh, tan ugu liidataana waa gurigaas uu agoonku ku nool yahay oo loola dhaqmo si xun ama arxan daran. Waana sida ku cad axaadiista soo socota: –
Abu Hurairah (RA) wuxuu ka wariyay Rasuulka Alle (SAW) inuu yiri, “guriga ugu wanaagsan dadka muslimiinta ah waa kan agoonta si wanaagsan loola dhaqmo, guriga ugu xun muslimiintana waa kan agoonta si xun loola dhaqmo
no replies