. {وَيُطْعِمُونَ الطَّعَامَ عَلَى حُبِّهِ مِسْكِينًا وَيَتِيمًا وَأَسِيرًا}.. [الإنسان : 8].
Markuu quraanku ka hadlayay dadka wanaagsan wuxuu ku sifeeyay. Sidan.
Aayadda 8aad Ee suuratul Insaan..
“Waxay Quudiyaan oo wax siiyaan iyagoo jecel kan jilicsan , AGOONKA, iyo kan Xabsiga ku jira”
Waxaynu mar walba diyaar u nahay inaynu noqonno kuwa quraanka lagu sheegay oo u taagan caawinta iyo karaamaynta agoonka kan jilicsan. Walal waxaa jira Agoomo badan aaan awoodin waxbarasho. Nolosha qoyskooduna aad u hoosayso. Qofka ugu horeeya ee caawiya ama waxtara noqo. Si aad adduun iyo Aakhiraba u liibaanto.
A CONTACT us:-
Prof. Hassan Jama Warsame
Tel. +442085719888
Fax. +442088138961
LONDON, UKAddress:
8-12 Lancaster Road
Southall, Middlesex,
UB1 1NW.
CONTACT US..
USA (Ohio)
1.Mahamed Omar (Gadh Case
+1 (614) 747-9395
2.Said Mohamed Ali (Said Hanash)
+1 (614) 556-0508
CONTACT US:-
Somalia
1.Ustaad Bilal Osman Iman.
+252634498112.
2.Eng. Mohammed Abdullahi Kadiye.
+252634496139
Donate iyana waa jaanis uu kuu fududeeyay, waadna ku bixin kartaa sadadqada..
Mahadsanidiin
no replies