fiiri Aayadan walaal..
{فِي الدُّنْيَا وَالآخِرَةِ وَيَسْأَلُونَكَ عَنِ الْيَتَامَى قُلْ إِصْلاَحٌ لَّهُمْ خَيْرٌ وَإِنْ تُخَالِطُوهُمْ فَإِخْوَانُكُمْ وَاللّهُ يَعْلَمُ الْمُفْسِدَ مِنَ الْمُصْلِحِ وَلَوْ شَاء اللّهُ لأعْنَتَكُمْ إِنَّ اللّهَ عَزِيزٌ حَكِيمٌ}.. [البقرة : 220]
Aayadda 220 ee ku jirta Suurul-Baqrah ee waxay idin Faraysaa.
“Adduun iyo Aakhiraba waa la idin weydiinayaa (inaad ka fekertaan agoonta.) Waxay ku weydiin Agoonta, waxaad dhahdaa wanaajintoodaa Khayr badan. Hadaad dhahdana waa walaalihiin. EEBENA waa ogyahay ciida wax fasahaadin, iyo kan wax wanaajinba. Hadduu doono Eebe waa idiinku denbi dhaafayaa. Eebe waa Adke Falsan.
Walaal fiiri sida quraanku am hadalkii Eebe u weyneeyay agoonka. Siduu inoo farayo in la caawiyo ama la is faro caawintooda uu inoogu adkeeyay. Walaalkayga muslimka ahaw adiga iyo intaad garanaysaba gaadhsii waxtarka agoomaha. Khayr baa ku jira. Denbi dhaaf iyo Eebe oo kuu gargaara adduunka iyo Aakhiro oo jannada aad Nebi Maxamed (scw) aad deris kula noqoto ayaad helaysaa.
Wixii sadqo aad bixinayso iyo faahfaahinta arrimaha Agoonta, fadlan kala soo xidhiidh dadkan iyo taleefanadooda.
A CONTACT us:-
Prof. Hassan Jama Warsame
Tel. +442085719888
Fax. +442088138961
LONDON, UKAddress:
8-12 Lancaster Road
Southall, Middlesex,
UB1 1NW.
CONTACT US..
USA (Ohio)
1.Mahamed Omar (Gadh Case
+1 (614) 747-9395
2.Said Mohamed Ali (Said Hanash)
+1 (614) 556-0508
CONTACT US:-
Somalia
1.Ustaad Bilal Osman Iman.
+252634498112.
2.Eng. Mohammed Abdullahi Kadiye.
+252634496139
Donate iyana waa jaanis uu kuu fududeeyay, waadna ku bixin kartaa sadadqada..
Mahadsanidiin
no replies