حَدَّثَنَا سَعِيدُ بْنُ يَعْقُوبَ الطَّالَقَانِيُّ، حَدَّثَنَا الْمُعْتَمِرُ بْنُ سُلَيْمَانَ قَال: سَمِعْتُ أَبِي يُحَدِّثُ عَنْ حَنَشٍ، عَنْ عِكْرِمَةَ، عَنْ ابْنِ عَبَّاسٍ أَنَّ النَّبِيَّ صَلَّى اللَّهُ عَلَيْهِ وَسَلَّمَ قَالَ: “مَنْ قَبَضَ يَتِيمًا مِنْ بَيْنِ الْمُسْلِمِينَ إِلَى طَعَامِهِ وَشَرَابِهِ أَدْخَلَهُ اللَّهُ الْجَنَّةَ إِلَّا أَنْ يَعْمَلَ ذَنْبًا لَا يُغْفَرُ لَهُ”. رواه البخار
Wuxuu noo sheegay Saciid bin Yacquub Talqani, wuxuu noo sheegay Mu’tamir Bin Sulaiman wuxuu yiri: Waxaan maqlay aabahay oo dhahaya Hanash, Ikrimah, oo ka yimid Ibnu Cabbaas in Nabigu (naxariis iyo nabadgalyo korkiisa Eebbe ha yeelee)uu ku yiri: “Qabso Agoon ka mid ah Muslimiinta si aad cunnada iyo cabitaanka u siiso. Waxaad galaysaa Jannada Eebe. Ilaa dembi aan la dhaafin (dembiyada waaweyn) mooyee. Waa la cafin doonaa dembiyada kale oodhan.”
Waxa weriyay Bukhaari
no replies