عن النبي صلى الله عليه وسلم أنه قال (من وضع يده على رأس يتيم رحمة، كتب الله له بكل شعرة مدت على يده حسنة) رواه الإمام أحمد
Nabiga naxariis iyo nabadgalyo Eebbe korkiisa ha yeelee wuxuu yidhi: “Qofkii gacantiisa madaxa agoonka si naxariis leh ugu salaaxa waxaa Ilaahay u qoraa, tin kasta camal wanaagsan oo dushiisa ah”Waxaa wariyey Imaam Axmad.
Walaalkayoow miyaanu ahayn Ajar si fudud aad ku kasban karto. U naxariiso, booqo oo quudi Agoonka if iyo Aakhiraba waad liibaanaysaa..
Walaal Donate samee uu ku deeq hantidaada waxaad helaysa Jar iyo dambi dhaaf faro badane.
no replies