عن أبي الدرداء ـ رضي الله عنه ـ قال : أتى النبيَّ ـ صلى الله عليه وسلم ـ رجل يشكو قسوة قلبه ، فقال له النبي ـ صلى الله عليه وسلم ـ : ( أتحب أن يلين قلبك وتدرك حاجتك ؟ ، ارحم اليتيم ، وامسح رأسه ، وأطعمه من طعامك ، يلن قلبك وتدرك حاجتك )
رواه الطبراني .
Abuu Al-Dardaa – Allaha ka raalli noqdee – wuxuu yiri: Nabiga sallallaahu caleyhi wasalam waxaa u yimid nin ka cawday naxariis darada qalbigiisa, ( qalbi adayg) iyo nabiga scw barako korkiisa ha ahaatee, ayaa ku yidhi:
“Ma jeclaan lahayd inaad qalbigaaga jilciso oo aad ogaato baahidaada?” U naxariiso agoonta, madaxa ka u salaax, sii oo ku quudi Cuntadaada, qalbigaagu wuu jilcayaa kolkaas baad ogaanaysaa baahidaada.
Waxaa wariyey Al-Tabaraani.
no replies