Anas bin Maalik (A.K.R.) wuxuu yiri: Abuu Dalxa (A.K.R.) wuxuuka mid ahaa dadka Ansaar ugu hodansan xagga dhulalka iyo beeraha timirta.Wuxuu jeclaa beertiisii Bayraxaa oo wixii hanti iyo xoolo uu lahaa ugu wanaagsaneyd. Waxayna ka soo hor jeedday qiblada masjidka Nebiga (S.C.W.) Nabiga (S.C.W.) intuu galo buu ka soo cabbi jirey biyo fiican oo ay […]
ALLAAH WEYNAA OO KOREEYE WUXUU YIDHI…..
Wuxuu kaloo yiri kor ahaaye “Agoonka ha u darnaan, waydiistahana ha guul guulin oo hadal san ku dheh”. {Suuradda Ad-Duxaa: Aayadaha 9-10} adigoo ugu dhawaanaya EEBE walaal ka qayb qaado quudinta iyo ka farxinta AGOONTA. ururka samofalka ah ee SSC ORPHANGE WELFARE ASSOCIATION ayaa wuxuu u taagan yahay had iyo jeer sidii uu uga faxin […]
qofkii aamusiya AGOON maalinta qiyaame EEBBE ayaa is na aamusiya….
Sahl bin Sa’d RA reported: : Messenger of Allah (peace be upon him) said, “I will be like this in Jannah with the person who takes care of an orphan”. Messenger of Allah (peace be upon him) raised his forefinger and middle finger by way of illustration. (Bukhari)
ILAAHAY AGTIISA WAX SII DHIGO.. CAAWI AGOOMAHA
Qof walboo muslim ah waxaa ku waajib ah inuu caawiyo walalkiisa muslimka ah ee taagta daran. sidoo kale waxa walalkaa kaaga baahanyahay ayaad ugu dhawaanaysaa Eebeheen. waxaad arkaysaa agoon aabihii Eebe weyne ka qaaday, u baahan waalid iyo wiil yaroo Aabihii garab taaganyahay, walaal agoonkaasi caawintiisa Eebe weyne innaga ayuu innagu eegayaa.. waxaad la baxdo […]
Hadith on Orphans: The best house cares for orphans and children…….
read it carefully Abu Huraira reported: The Messenger of Allah, peace and blessings be upon him, said, “The best house among the Muslims is the one in which an orphan is treated well. The worst house among the Muslims is the one in which an orphan is treated badly. The one who cares for an […]
FAAIIDOOYINKA SADAQADA IYO WAX SIINTA AGOONTA…
waxaad bixiso qiimaha uu leeyhay fiiri walaalo. oo wax ku darso samofalka agoonta baro oo fuli walaal faaiidada sadaqada. waxa aad bixiso weliba sadaqada aad agoonka siiso wallala waa mid ilaahay dhibaatooyin badan kaaga faydayo. sidoo kale walaalo dhibaatooyin badan oo kugug soo socda waxa ka hortagaya sadaqada aad bixisay. akhri oo ku darso samafalka […]
SADAQADA AAD BIXISO GAAR AHAAN AGOONKA TAAD SIISO.. BAL FIIRI SIDA RASUULKEENII (SCW) UU U KARAAMEEYAY…
Sahal Ibn Sacad (A.K.R.) wuxuu yiri: Nebigu (S.C.W.) wuxuu yiri: “Aniga iyo kan agoonka daryeela, waxynu gali Jannada innagoo sidaa oo kale ah” wuxuuna kor u qaaday fardhexada iyo murugsatada oo simay oo isu dhaweeyey. (tusaale ahaan). (Bukhaari) 2. Abuu Hurayrah (A.K.R.) wuxuu yiri: Nebigu (S.C.W.) wuxuu yiri: “aniga iyo kan daryeela agoonka, xigto ha […]